Kooxda Juventus Oo Warbixin Ka Soo Saartay Xiddig Daafaca Uga Ciyaara Oo Ka Dhaawacmay Kulankii PortoMar 16, 2017 -

Waxaa Qoray: Axmed Jaamac AK March 16, 2017.
Kooxda Juventus ayaa warbixin ka soo saartay dhaawaca soo gaaray xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda ee Medhi Benatia kulankii ay 1/0 ugabadiyeen kooxda Fc Porto.Wargayska Football Italy ayaa sheegaya in uu xiddigan dhaawac ka soo gaaray muruqa isaga oo si taxadar leh loola socon doono xaaladiisa maalin kasta.Baaritaan xiddigan lagu sameeyay ayaa sheegaya in aanu dhaawacu ahayn mid hali ah laakiin uu u baahan yahay in si taxadar leh loola socdo.Kooxda ayaa warbixinta ku sheegtay in ay xiddigan maalin kasta baaritaanla marin doono si loola socodo horumarka uu samaynayo.Warkan ayaa ah mid aan u fiicnayn kooxda juventus maadama uu xiddigan yahay mid ay kooxdu ku tiirsan tahay oo xilli ciyaareedkan qaab ciyaareed fiican soo bandhigay

Comments

Popular posts from this blog

RASMI: Liiska Xulka Qaranka France Oo La Soo Saaray, Anthony Martial Oo Ka Mid Magacyo Waa Wayn Oo Maqan Iyo Da’yarka Aduunka Ka Yaabsaday Ee Kylian Mbappé Oo La Abaal Mariyay.

Erayo Jacayl ah

Ayaa Guul Badan Bayern & Real?Waa Sidee Rikoorka Juve & Barca? Xaqiiqooyin Ku Saabsan Kulamada Wareega Sideed Dhamaadka Champions League.