Ciidamada Soomaaliland Oo Albaabada Isugu Dhuftay Hoteelo Ku Yaalla Hargeysa Iyo Burco

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee casimada Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Soomaaliland xalay ilaa Maanta ay wadeen howlgallo looga hortegayo xuska Sanadka Cusub.Ciidamada ayaa galay Hoteelo qaarkood lagu dhigi lahaa munaasabado Sanadka Cusub loogu dabaaldegayo kuwaas oo ku yaalla Hargeysa iyo Burco iyo sidoo kale dhlinyaradii isu diyaarinayay Munaabada Sidoo kale Magaalada Burco ayaa la soo sheegayaa in ciidamadu ay sameeyeen howlgal ay ku qabqabteen dhalinyrado ka qeyb qaadaneysay xuska SanadkaCusub ee 2018,ka isla markaana ay albaabada isugu dhufteen Hoteelo.

Qore Ahmed Jama AK

Comments

Popular posts from this blog

RASMI: Liiska Xulka Qaranka France Oo La Soo Saaray, Anthony Martial Oo Ka Mid Magacyo Waa Wayn Oo Maqan Iyo Da’yarka Aduunka Ka Yaabsaday Ee Kylian Mbappé Oo La Abaal Mariyay.

Erayo Jacayl ah

Ayaa Guul Badan Bayern & Real?Waa Sidee Rikoorka Juve & Barca? Xaqiiqooyin Ku Saabsan Kulamada Wareega Sideed Dhamaadka Champions League.