Posts

Showing posts from July, 2018

Erayo jacayl calaacal ah

Image
1-Haddii riyada la dlaban karo waxaan Alle ka dalban laha in aan adiga kugu riyoodo , Qaali waxaad ogaataa haddi aad ahaan laheyd ilinteyda marnaba ma ooyi laheyn waayo ma doonayo in aan ku waayo oo aad dhulka iiga dhacdo. 2-Xabiibi haddii aad tahay qofka labaad ee aan jeclahay , hadaba waa kee qofka koowaad ee aan ka jeclahay , jawaabtu wax ay tahay maba jirto , mar waliba adiga ayaa ii ah qofta koowaad ee aan jeclahay. 3- Magaacada ayaan ku xardhay oo aan ku shabadeeyay xabadkeyga ,waxaan ku sawiray jaceylka aan ku qabo qalbikeyga runtii dhoola cadeyntaada ayaan u xiisay kuma ilaawayo waligeey. 4-Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye . 5- Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko , qaado maskaxdeyda balse ii ogalaaw in marka hore kaa fekaro, qaado gacmaheyga balse ii ogalaaw in aan kugu taabsado , balse ha isku dayin in aad qaadato qalbikeyga maxaa yeelay ho

Erayo Jacayl ah

Image
* Ma hayo erayo aan kugu faah-faahiyo jaceylka aan kuu qabo , maxaa yeelay waxaan haysataa qof aad qatar u ah oo wax fahmeysa xittaa aamusnaanteyda . * Maalin waliba qof ayaa la kulmaa balse waligeey ma helin qof adiga oo kale ah , waa run in dunida ay dad ka buuxaan balse ma jiro qof kula mid ah oo ku bar bareyn kara . * Ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay , ma jecli in aan qof la wadaago wax yaabaha ii gaarka ah balse waxaan doonayaa in aan adiga kula wadaago dhamaan xasuusaha farxadeyda maxaa yeelay ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay . * Waxaan magacaada ku qoray cirka balse dabeysha ayaa qaaday , waxaan magaacada ku qoray dhulka balse bacaadka ayaa qaaday , ka dib waxaan ku qoray qalbigeyga waligiisana waa ku qornaanayaa . * Ma ihi qof qof daciif ah , qaali adiga ayaa ah xoogeyga , inta aad adiga tahay jaceylkeyga ma jirto wax dunidaad yaal oo u ruxi kara ama i gil gil kara , waan ku jeclahay