Erayo Jacayl ah


* Ma hayo erayo aan kugu faah-faahiyo jaceylka aan kuu qabo , maxaa yeelay waxaan haysataa qof aad qatar u ah oo wax fahmeysa xittaa aamusnaanteyda .
* Maalin waliba qof ayaa la kulmaa balse waligeey ma helin qof adiga oo kale ah , waa run in dunida ay dad ka buuxaan balse ma jiro qof kula mid ah oo ku bar bareyn kara .
* Ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay , ma jecli in aan qof la wadaago wax yaabaha ii gaarka ah balse waxaan doonayaa in aan adiga kula wadaago dhamaan xasuusaha farxadeyda maxaa yeelay ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay .
* Waxaan magacaada ku qoray cirka balse dabeysha ayaa qaaday , waxaan magaacada ku qoray dhulka balse bacaadka ayaa qaaday , ka dib waxaan ku qoray qalbigeyga waligiisana waa ku qornaanayaa .
* Ma ihi qof qof daciif ah , qaali adiga ayaa ah xoogeyga , inta aad adiga tahay jaceylkeyga ma jirto wax dunidaad yaal oo u ruxi kara ama i gil gil kara , waan ku jeclahay

Comments

Popular posts from this blog

RASMI: Liiska Xulka Qaranka France Oo La Soo Saaray, Anthony Martial Oo Ka Mid Magacyo Waa Wayn Oo Maqan Iyo Da’yarka Aduunka Ka Yaabsaday Ee Kylian Mbappé Oo La Abaal Mariyay.

Ayaa Guul Badan Bayern & Real?Waa Sidee Rikoorka Juve & Barca? Xaqiiqooyin Ku Saabsan Kulamada Wareega Sideed Dhamaadka Champions League.