Posts

Showing posts from September, 2018

Hees Wadani ah Cawaale Aadan

Cawaale yare oo soo qaaday hees wadani ah Halkan hoose ka daawo  https://m.youtube.com/watch?v=XIeuFm89IPM

Masraxa Furan Iyo Suldaan Seeraar Guhaad Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka daawo https://m.youtube.com/watch?v=E9DieC4A_1o&t=193s

Xildhibaannada Galmudug oo maanta u fariisanaya mooshinka ka dhanka ah madaxweyne ku-xigeenka

Image
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah maamul gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in uu soconayo qaban qaabada kulan la doonayo in looga dodo mooshin ka dhan ah madaxweyne ku-xigeenka maamulka Maxamed Cabdi Xaanshi Carabey.Xildhibaanno gaaraya 97 mudane ayaa maalintii shalay mooshin ka keenay Madaxweyne kuxigeenka Maxamed Xaashi Carabey oo ku sugan magaalada Cadaado, waxaana Xildhibaanada ku sugan Dhuusamareeb ay maanta bilaabayaan dooda ugu horeysa, iyadoo maalinta berrina cod u qaadaya.Lama oga in isla maanta ay codka kalsoonida uqaadayaan madaxweyne ku-xigeenka iyo in kale, hasse ahaatee mooshinka la soo gudbiyayayaa ah kalsooni kala noqosho.Maalintii shalay xildhibaanno ku shiray Cadaado ayaa sheegay in kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf  oo dhankiisa warka arintaa ku saabsan beeniyay isaga oo sheegay in Cadaado aysan joogin xildhibaanno kulan yeelan kara..Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay farag

Ciidamada Booliska oo qabtay rag sameynaayay Aqoonsiyada dowladda

Ciidamada ammaanka dowladda ayaa soo qabtay rag la sheegay inay Documentiyo been abuur ku sameynayeen Suuqa CabdallaShideeye ee Magaalada Muqdisho.Ciidamada Booliska oo gacanta ku soo dhigay raggaan, ayaa shegay inay ku soo qabteen iyaga oo sameynaya aqoonsiyada qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda Federalka Somaliya iyo Documentiyo kale ooGobolka ay leeyihiin.Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la gaarsiiyay warbixintan, ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka hirgeliyeen degmooyinka Gobolka, xafiisyadaqaabilsan bixinta dukumiintiyada sharciga ah ee ay u baahan yihiin shacabku, lagana soo gudbay xilligii isla xisaabtan la’aanta.“Waxaan kula dardaarmayaa bulshada Gobolka in ay hubiyaan Dukumiintiyada sharciga ah ee ay heystaan, sababtoo ah maanta Hay’adaheenna Dawladeed waxa ay u diyaarsan yihiin hubinta iyo xaqiijinta dukumiintiyo shaqsiyadeed sida baasaboorrada, shatiyada ganacsiga, dhalashada iyo sugnaanta IWM ah.” Ayuu yiriGuddoomiyaha gobolka Benaadir.Gudoomiyaha Gobolka Ba